Madaxweynaha oo u ambabaxay Garoowe, Puntland
(Calanka.com) - Posted at 28/04/2013
By Filsan
Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wax yar ka hor ka dhoofay garronka Muqdisho iyagoona ku sii jeeda magaalada Garoowe, xarunta maamulka Puntland.


Madaxweynaha ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda, waxaana u jeedka socdaalkooda uu yahay sidii ay kulamo ula soo qaadan lahaayeen madaxweynaha maamul Puntland C/raxmaan Faroole.

FG: Wixii ku soo kordha kala soco Calanka

 
Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda

DHIIBO FIKIRKAAGA


 


 

 

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka
CalankaMedia

.