XULKA 2012-KA: 10-ki Gool ee ugu fiicnaa sanadki 2012-ka
(Calanka.com) - Posted at 01/01/2013
By Mustafa
Shabakadda ka faaloota arimaha Isboortiga ee Daily-Mail ayaa shaacisay 10 ki gool ee ugu fiicnaa sanadki dhamaaday ee 2012-ka.
Wariyaasha ka howlgala shabakadaasi ayaa waxa ay soo xuleen 10-ki gool ee ay u arkeen inay ugu fiicnaayeen sanadki 2012-ka, inkastoo ay ka reebeen qiimeynta weeraryahanka kooxda Athletico Madrid Rademel Falcao hadane waxa ay ka bixiyeen cudurdaar.
10. Peter Crouch (STOKE v Man City)
9. Simon Cox (NOTTINGHAM FOREST v Birmingham)
8. Rodrigo Palacio (GENOA v Lazio)
7. Gaston Mealla (NACIONAL POTOSI v The Strongest)
6. Neymar (SANTOS v Internacional)
5. Didier Drogba (Bayern Munich v CHELSEA)
4. Philippe Mexes (AC MILAN v Anderlecht)
3. Miroslav Stoch (FENERBAHCE v Genclerbirligi) 2. Zlatan Ibrahimovic (SWEDEN v England)