Kaararka taleefanada: JAMLO IYO TAFAARIIQ (Madina Travel, Oslo)
(Calanka.com) - Posted at 06/12/2012
By Admin
Bishaaro, bishaaro.. Waxaa farxad inoo ah in aan macaamiisheena la wadaagno adeegga cusub ee aan ku soo siyaadinay xarunta MADINA TRAVEL ee Oslo, kaas oo ah iibinta kaararka taleefanada Jamlo iyo tafaariiqba.


Kaararka ayaa ah kuwo lagu wacdo dalka dibadiisa, iyagoona qaarkood ay aad ugu fiican yihiin Soomaaliya oo aad daqiiqado badan kaga bogan karto.

KALA XIRIIR:

+47 213 82 586
Mob:+47 4580 96 58

Konto: 1503 3172 858

ADRESS:

Breigate 10, Oslo, 0187, Norway

E-mail: info@madina-travels.com

 
Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda





 


 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

Calanka TV @ 2013