"HASHI TEKSTIL HOUSE" Oslo oo qiimo-dhimis u sameeyay macaamiishiisa (Sawirro + Video)
(Calanka.com) - Posted at 29/11/2012
By Admin
Hashi Tekstil House oo ku yaal caasimadda dalka Norway ee Oslo, gaar ahaan xaafadda Grønland ayaa mudo bil ah u sameeyay macaamiisha qiimo dhimid inta badan alaabaha.
Alaabaha aad ka heli karto dukaanka Hashi Tekstil House waxaa ka midah farnayjarada, alaabaha jumladaha isda :
DAAWO FILMKA:
- Daahyada
- Fo`yaasha - nafar iyo dhabalba
- Karbadaha- yar iyo waaweyn
- Bustayaasha - 4pcs iyo wixii la mid ah.
Macaamiisha ku sugan gobolada dalka Norway, waxaa loo dirayaa alaabaha ay soo dalbadaan jumlo iyo tafaariiq.
Sidoo kale macaamiisha cusub waxaa loo sameynayaa qiimo-dhimis soo dhaweyn ah.
Dukaanka Hashi Tekstil House, waxa uu ku yaal bartamaha xaafadda Grønland ee magaalada Oslo.