Qurxinta hoolalka iyo sharaxaadda aroosyada SAMIIRA & SAAMIYA
(Calanka.com) - Posted at 27/11/2012
By Admin
Bishaaro! Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Norway gaar ahaan caasimadda Oslo iyo nawaaxigeeda in ay soo bexeen gabdho sharaxa/hagaajiya hoolalka aroosyada iyo xafladaha.


SAMIIRA & SAAMIYA, waxaa ay qibrad u leeyihiin hagaajinta hoolalka xafladaha iyo aroosyada, waxaana ay sidoo kale idiin sahlayaan kireysga hoolalka xafladaha lagu dhigto.

DAAWO FILMKA:

KALA XIRIIR: +47 91258803

Ama E-mail: sabrina.j36@hotmail.com

 
Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda





 


 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

Calanka TV @ 2013